Madaxweyne Waare oo dagaalka ka socda Duleedka Maxaas ku tilmaamay mid lagu taageerayo.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan inay yihiin kuwo lagu taageerayo kooxda argagaxisada Al-shabaab, isagoo ugu baaqay waxgaradka beelaha inay joojiyaan colaadahaasi, waxaana uu carabka ku adkeeyay in aan loo baahneyn xiligan dhiig si macno daro ah loo daadiyo, … Continue reading Madaxweyne Waare oo dagaalka ka socda Duleedka Maxaas ku tilmaamay mid lagu taageerayo.